Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle?

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Yusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Raisul Wasaaraha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa ka wadahadlay xaaladaha guud ee Hirshabeelle sida arrimaha amniga, abaaraha, dhibaatooyinkiii ay geysteen fatahaadaha iyo doorashooyinka

Kulankaan waxaa si gaar ah looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo in Hirshabeelle ay ka bilaabato doorashada golaha shacabka oo si daahfuran u qabsoonta.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor