Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saaka Ku Soo Laabanaya Muqdisho

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay lagu wadaa inuu yimaado Magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh ayaa beryahan ugu maqnaa Baaritaano Caafimaad Dalka Jarmalka.

Warar laga helay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha ay soo dhaweyn doonan ku simaha Madaxweynaha iyo Xubno kale.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor