Madaxweyne Qoorqoor oo Dhuusamareeb dib ugu laabtay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug Galmudug.

Qooqoor iyo wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug  Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Dib u laabashada Qoorqoor ayaa imaanaysa iyadoo maamulka Galmudug ay haatan la  kasoo cubnoonaadeen dagaal beeleedyo iyo dagaallo kale oo kaga imaanaya dhanka Al-Shabaab, waxaana Magaalada Dhuusamareeb ka socota doorashada Golha shacabka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor