Madaxweyne Lafta-gareen oo Magacabay Guddoomiye Gobol 

Madaxweynaha Maamul  Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Bakool Iyo Kuxigeenka Siyaasadda Iyo Amniga Gobolkaas.

Wareegto kasoo baxxday  Xafiiska Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa Guddoomiye loogu magacaabay Shiine Macalin Nuuroow.

Sidoo kale Cabdulaahi Aadan Sanagar ayaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka  Siyasadda iyo aminiga Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Hoos ka Aqriso Warqadda magacaabista

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media