Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble oo heshiis gaaray

Madaxweynaha Jamhuridaada Fedweraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble  oo wada hadal yeeshay ayaa xal ka gaaray arrimihii lagu kala aragti duwanaa, iyagoo soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan qodobbadii lagu heshiiyay.

War-saxaafadeed ay soo saareen kulanka kadib ayaa waxaa lagu sheegay in dhinacyadu ay heshiisa gaareen, waxaana xal buuxa lag gaaray waxyaabihii lagu kala aragtida duwanaa.

Waxyaaabha lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ah in Bashiir Goobe Taliyhii NISA ee Rooble magacaabay laga dhigo Wasiir dowle, waxaana Xilkiisii loo daayay Cabdullaahi Maxamed Nuur wasiirka Amniga uu hoary u magacaabay Rooble.

Dhanka kale waxaa Yaasiin Faray loo dayay in uu sii ahaado ku simaha Agaasinka NISA.

Waxyaabaha kale ee lagu heshiiyay waxaa ka mid ah in Kiiska Ikraan tahliil faarax loo dooyo hay’adaha ku shaqada leh.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor