HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo Mareykanka kala hadlay la-dagaalanka Al-shabaab

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Mareykanka kala hadlay la-dagaalanka Al-shabaab

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa gaaray Taliyaha howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayay. Wafdiga Taliye Thomas Sarrouf ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Wasiirka amniga Jubbaland iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Mareykanka ee ku sugan Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa gaaray Taliyaha howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayay.

Wafdiga Taliye Thomas Sarrouf ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Wasiirka amniga Jubbaland iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Mareykanka ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo saraakiil kale.

Kulanka Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Taliye Thomas Sarrouf ayaa waxaa looga hadlay dagaalka ka dhanka ah A-Shabaab, tageerada howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya iyo Arrimo kale oo ku aadan Maamulka.

Axmed Madoobe ayaa Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya ka dalbaday in deegaanada dowlad Goboleedka Jubbaland laga bilaabo howlgalo lagula dagaalamayo Al-shabaab ee ku sugan degaano ka tirsan Maamulkaas.

- Advertisement -

Kulankan dhexmaray Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Taliye Thomas Sarrouf ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo shalay Magaalada Kismaayo uu gaaray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage, isla markaana ka wada hadlay howlgalo laga bilaabayo Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts