Madaxweynaha Ukraine oo la hadlay midowga Afrika

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanaka Ruushka ee ka socda Ukraine.

Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).

Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Hadhuudhka ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor