Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyay (Wareegto)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka KGS loogu Magacaabay inuu noqdo Sharmaake Maxamed Kuulow.

Wareegtada Magacaabista Guddoomiyaha Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Sharmaake maxamed uu kusoo baxay Imtixaan laga qaaday xubno dhowr ah oo ku tartamay xilka Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka KGS, sidaasina lagu Magacaabay.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media