HomeCaalamkaMadaxweynaha Cusub ee Kenya oo jeediyay Khudbaddiisii ugu horreysay

Madaxweynaha Cusub ee Kenya oo jeediyay Khudbaddiisii ugu horreysay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Gudoomiyaha guddiga doorashada dalka Kenya Wafula Chibukati ayaa shaaciyay in doorashadii madaxwaynanimada dalka Kenya uu ku guuleystay William Ruto. Ruto ayaa helay 50.49% codadkii la dhiibtay, sida uu gudoomiyaha sheegay. Gudoomiyaha ayaa natiijadan shaaciyay xilli ay kala qeybsan yihiin xubnaha guddiga. Afar xubnood oo guddiga ka tirsan oo ay hogaaminaysay gudoomiya ku xigeenka ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha guddiga doorashada dalka Kenya Wafula Chibukati ayaa shaaciyay in doorashadii madaxwaynanimada dalka Kenya uu ku guuleystay William Ruto.

Ruto ayaa helay 50.49% codadkii la dhiibtay, sida uu gudoomiyaha sheegay.

- Advertisement -

Gudoomiyaha ayaa natiijadan shaaciyay xilli ay kala qeybsan yihiin xubnaha guddiga.

Afar xubnood oo guddiga ka tirsan oo ay hogaaminaysay gudoomiya ku xigeenka ayaa sheegay in aysan qeyb ka ahayn natiijada uu gudoomiyaha ku dhawaaqo.

Raila Odinga oo ah musharaxii sida aadka ah ula tartamayay ayaan goobta looga dhawaaqayay natiijada imaanin.

- Advertisement -

Madaxwaynaha la doortay ee William Ruto oo khudbad jeediyay ayaa u mahadceliyay guddiga doorashada howsha culus ee ay qabteen.

Waxaa uu sidoo kale u mahadceliyay shacabka Kenyanka ee doortay.

“Waa maqribnimo cajiib ah waxaa ay awood oo dhan u sugnaatay dadka Kenya, Waxaan u mahadcelinayaa allihii na soo gaadhsiiyay goobta aan maanta joogno” ayuu khudbadiisa ku yiri.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts