Madaxda Qaranka oo xalay ka qeybgashay Munaasabada Maalinta Dhalinyarada Somaaliyeed+Sawiro

Xalay waxaa Xarunta Dowladda hoose ka dhacday Munaasabad loogu dabaal degayay Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaaliyeed ee SYL oo ku beegan 15 Bisha May.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxdqa ugu sareysa dalka oo uu kamid yahay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo).

Hadaba Akhristayasha Radiodalsan.com waxaan usoo gudbineynaa Sawirada Munaasabadii xalay lagu qabtay Xarunta dowladda Hoose ee Xamar.

Hoos Ka Daawo Sawirada

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media