Maamulka Puntland oo joojiyay Doorasho muran xooggan dhalisay

Cabdilladiif Muuse Nuure (Sanyare) Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo doorasho laga qaban lahaa degaanka wadajir oo ah meel ay ku nool yihiin dad Barakacayaal ah, waxaana dooarshadaasi ay ahayd mid muran iyo is qab-qabsi xooggan dhalisay.

Waraqad uu soo saaray Cabdilladiif Muuse Nuure (Sanyare) Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ayaa lagu amar lagu siiyay Guddoomiye ku xigeenka Gaalkacyo iyo Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Mudug, waxaana la faray in ay joojiyaan Doorashada laga qabanayo Degaanka Wadajir.

Hoos ka aqriso Warqadda

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media