Maamulka degmada Xamarweyne oo Awaamiir culus dul-dhigay Shacabka degmadaas

Waxaa Maanta Xarunta Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Shir ku yeeshay Guddiga nabadgelyada degamadaas,kaasi oo ay uga hadleen howlaha nabadgalyo ee Xamarweyne,iyaga oo kadib amaro soo saaray.

Amaradaan ay soo saareen Guddiga nabadgelyada Degmada Xamarweyne ayaa ahaa kuwo kala duwan oo ku socday Shacabka degmada,iyo qorsho lagu sugayo amniga degmadaas.

Wareegto ka soo baxday kusimaha guddoomiyaha degmada Xamarweyne Maxamed Axmed iidow ayaa la ogeysiiyay hay’adaha dowladda.

Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday kusimaha guddoomiyaha degmada Xamarweyne.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor