Lafta-gareen oo Guddoomiyay shir lagu dhaariyay Mas’uuliyiin Gobol

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka khamiislaha Golaha Wasiirada Kaasi oo Todobaadkan Warbixino laga Dhagaystay Wasiiradda Wasaaradaha Amniga,Waxbarashada,Beeraha,Diinta, iyo Warfaafinta.

Shirka ayaa sido kale waxaa lagu dhaariyey Maamulka Cusub ee Gobolka Bakool oo dhowaan uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media