(LA YAABKA DUNIDA): Nin Shiinees oo Kansar qaba oo guursaday gabar caag ah (a doll girl).

CHINESE-MAN-00Ninkaasi oo 28-jir ah ayaa guursaday gabar laga farsameeyey Caag ama Bombalo, si uu uga maarmo xaas run ah.

Waxa uu sheegay inuusan doonayn inuu ka geeriyoodo xaas ama uu  ku reebo Uur-ku-taallo marka uu geeriyoodo.

5555Ninkaasi ayaa soo bandhigay Sawiradda isagoo la jooga Xaaska Bomballadda ah, kuna eegayo Indha-jacayl, dhunkanaya gacantayda iyo isagoo isku duubay jirkeeda.

“Si uusan u dhibaataynin Dareenka Dadka kale, waxa uu doortay inuu guursado gabar caag ama Bombalo ah, halkii uu ka guursan lahaa gabar caadi ah”

22Inkastoo magaca Ninkaasi aan la shaacinin, haddana dadka Shiineeska ee isticmaala Internetka, waxay aad u hadal hayaan Dhacdadaas Mar-la-aragga ah.

Mid waxa uu sheegay in ay Sawirraddi yahay wax ka baxsan Ololaha Suuq-geynta Sawirradda.

Telefishinka Dowladda Shiinaha ee CCTV ayaa dhawaan soo weriyey inuu Ninkaasi la dhibaataysan Kansar uu u geeriyoon karo.

11 22 333 4444 5555 66666

Xigasho: www.dadweyne.com

© Radio Dalsan