Kursigii Golaha Shacabka ee Mahdi Guuleed ku guulaystay oo go’aan laga soo saaray

Kursigii Xildhibanimo ee dhawaan loo doortay ra’isulwasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed Maxamed  khadar ayaa  oo go’aan laga soo saaray.

Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa shaaciyay  In Hanaanka loo maamuley Doorashada Kursi Lanbar HOP239 uu yahay mid sax ah oo waafaqsan Habraacii loo dajiyay Doorashooyinka dadban 2020/2021.