Kulanka Golaha Shacabka oo furmay iyo Ajendayaal laga doodayo

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Goordhow ka furmay mid kamid ah kulamada caadiga ah ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka oo ah kii 13aad kalfadhiga 7-aad ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, waxaana goobjoog ka ah 140Xildhibaan a

Ajendaha kulanka ayaa kala ah

  1. Akhrinta 1aad Ku Noqoshada Miisaanyadda dowladda Federaalka 2020 oo ay horey u soo ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda.
  2. Akhrinta 1aad Hindi sharciyeedka Socdaalka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media