Kulanka Golaha Shacabka oo furmay iyo Ajendayaal badan oo laga hadlayo

Waxaa Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka 3-aad kalfadhiga 7-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa shir Guddoominaya kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, isla markaana waxaa goobjoog ka ah 140 Xildhibaan.

Guddoomiyaha guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeerarka dhameystirka sharciga doorashoyinka Qaranka Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ka hor aqriyay warbixinta guddiga ee ku saabsan 4-ta xeer ee dhameystirka sharciga doorashooyinka Qaranka.

Hoos ka Akhriso Ajendayaasha looga hadlay kulanka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media