Jubbaland oo markii ugu horreysay ka hadashay Doorashada ka dhacday Hir-Shabeelle

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  Hambalyo iyo bogaadin u dirtay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele Cali Guudlaawe Xuseen iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Xagar.