Jubbaland oo markale si adeg uga Jawaabtay Go’aankii Madaxtooyada

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland ayaa si adag uga hadlay, isla markaana jawaab ka bixiyey Go’aankii shalay kasoo baxday Madaxtooyada Soomaaliya ay dowladda Federaalka Axmed Madoobe ugu aqoonsatay Madaxweynaha KMG ah ee Jubbaland.

War-saxafaaded kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa lagu sheegay in warqaddii kasoo baxday Dowladda Federaalka ay gebi ahaanba baalmarsan tahay Dustuurka dalka iyo kan dowlad Goboleedka Jubbaland.

Sidoo kale Qoraalka Jubbaland ayaa Beesha Caalamka iyo dowladaha daneeya Arrimaha Soomaaliya loogu wargeliyay in Go’aankii Axmed Madoobe loogu aqoonsaday Madaxweye KMG ah uu yahay in mid baalmarsan shuruucda dalka.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddoomiye Cabdi Maxamed.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media