Is-rasaasayn Caawa ka dhacday Degmada Boondheere ee G/Banaadir

Dhawaqa Rasaas Xooggan aaya Caawa laga maqlayaa Degmada Boodheere Gaar ahaan Taalada Daljirka, oo ay ku sugan yihiin Ciidan ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana la is dhaafsaday rasaas si weyn dhawaqeeda looga maqlay xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Boondheer iyo degmooyin kale.

Ilaa hadda lama oga Cidda ay u dhaxayso israsaaasayntaasi, waxaana hakad galay isku socodka guud ee waddooyinka soo gala Daljirka.

Wixii kusoo kordha Kala soco Radio Dalsan  

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media