Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo guddoomiyaha G/Shacabka oo shir xasaasi ah ku leh Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee Xaasimadda dalka waxaa maanta ka socda Shir xasaasi ah oo u dhaxeeya guddomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo hogaanka madaxsha Xisbiyada Qaran.

Shirkaan oo ah mid albaabadu ay u xiranyihiin ayaa goordhow madaxweynayaashii hore ee dalka sida Sheekh Shariif Sheekh Axmed Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Guddoomiyaha golaha Shacabka waxa uu uga furmay xarunta Villa hargeysa ee ku dhextaalla madaxtooyada Soomaaliya.

Kulankaan oo ah kii ugu xasaasinaa ee muddooyinkaan dambe dhemara masuuliyiintaan ayaa la filayaa in looga hadlo arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka,Maqaamka Muqdisho iyo walaaca Xisbiyada ee la xiriira mudda kororsiga lagu eedeynayo in ay qorshaynayaan madaxda dowladda Marka uu muddo xileedkoodu dhammaado.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media