Habraaca Doorashada Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi oo lasoo saaray

Waxaa la shaaciyay Habraaca Doorashada Aqalka Hoose Gobolada waqooyi ee Soomaaliland oo si Wadajir ah ay u saareen Gudoomiyaha aqalka sare iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka.

Senator Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya ayaa si Wadajir ah u soo saaray habraaca Doorashada Golaha shacabka ee xildhibaanada Gobolada Waqooyi matali doona dowladda dhexe.

Hoos ka akhriso Habraaca Doorashada Aqalka Hoose Gobolada waqooyi