Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Siyaasiyiin ka hor yimid jadwalka ay soo saareen Guddiga doorashooyinka
Guddoomiyaha Aqalka Sare, Siyaasiyiinta dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa sheegay inay si adag u diidan yihiin jadwalka doorashada ee ay soo saareen Guddiga doorashada ee lagu muransan yahay,
War-saxaafadeed ay soo saaren ayay ku sheegeen in guddiga ay dowladdu magacawday in aanay wadatashi ku imaan.
Hoos ka aqriso War-saxaafadeedka