Guddiga Doorashooyinka oo war kasoo saaray Qodobadii kasoo baxay Shirkii  Golaha Wadatashiga Qaran

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa war kasoo saaray War-murtiyeedka kasoo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maal mahaan ka socday Muqdisho, kaasi oo looga hadlayay arrimaha doorashooyinka.

Guddiga dorashada ayaa soo dhaweeyay warmurtiyeedka ka soo baxay shirka Muqdisho uga socday madasha Wadatashiga Qaran.

Waxaana Golaha Wadatashiga Qaran ay soo gabagabeeyeen shirkii uga socday Muqdisho oo uu shir guddoominyay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo lag soo saaaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo khuseeya hufnaanta iyo jadwaleynta xilliga ay soo dhammaaneyso doorashada.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor