Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Puntland oo farriin u diray Madaxweyne Deni

Guddiga Maamulka doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa Madaxweynaha Maamulkaasi Saciid Cabdulaahi Dani ka codsaday in uu soo gudbiyo liiska xubnaha musharaxiinta aqalka sare .

Hoos ka akhriso Warqadda Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Puntland

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor