Guddiga Doorashada Somaliland oo shaaciyey qabashada Doorashada 16 kursi

Guddiga Doorashooyinka Gobolada Woqooyi ee Somaliland ayaa oo  saaray Liiska 16 kursi oo Doorashadooda dhawaan la qaban doono.

Odayaasha Dhaqanka ayaa lagu war galiyay in ay soo xaadiraan xarunta doorashada maalinimada berri ah, si ay u qaataan tababarka.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor