Guddiga Doorashada Somaliland oo ka hadlay qoraalkii kasoo baxay Xubnihii dhanka Cabdi Xaashi

Xubno ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ee SEIT oo ahaa xubnihii ka yimid dhanka Cabdi Xaashi ayaa sheegay inay ayidsan yihiin qoraalka ka soo baxay Cabdi Xaashi ee lagu hakiyay 16 kursi ee ay shaaciyeen Guddiga doorashada SEIT in aan la bilaabin diiwaan gelinta ergooyinka kuraasta la haliyay ee hadda muranka ka dhashay.

Hoos ka akhriso Qoraalka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor