HomeWararGuddiga doorashada  oo Maamul Goboleedyada qaar faray in 48 saacadood ay warbixin...

Guddiga doorashada  oo Maamul Goboleedyada qaar faray in 48 saacadood ay warbixin kusoo gudbiyaan

Date:

Related stories

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay ‘Wadnaha’ Dhaqaalaha Badda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha, isagoo ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga badda iyo ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah.

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Guddiga doorashooyinka Heer Federaalka ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan arrimaha doorashooyinka dalka, gaar ahaan doorashada Aqalka sare iyo Golaha shacabka,oo dalka si toos ah uga billaawday, gaar ahaan magaalooyinka dowlad Goboleedyada dalka.

Guddiga ayaa farriin u diray Maamul Goboleedyada ah: Hirshabeelle,Pyntland iyo Jubbaland, waxaana ay fareen in sida ugu dhaqsiyaha badan in ay billaabaan doorashada Golaha Shacabka.

Waxaa ay u qabteen in muddo 48 saacadod gudahood ah ay ay kusoo gudbiyaan warbixin dhammeystiran.

Waxaana si gaar loo faray in ay Bulshada Soomaaliyeed u caddeeyaan haddii ay jiraan Caqabado ka haysta guda galidda Doorashada.

Hoos ka akhriso War-saxaafadedka

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories