Guddiga doorashada Koofur Galbeed oo shaaciyay dooarshada 5 kursi oo dhawaan la qaban doono

Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koofur  Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay kuraas ka tirsan Golaha Shacabka,kuwaasi oo dhawaan ay qaban doonaan dooarshadooda.

Guddiga hirgelinta doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ee SEIT waxaa uu shaaciyeen jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah 11 kii kursi guddiga shaaciyey 1/1/022.

Hoos ka akhriso Warqadda kasoo baxday Guddiga doorashada

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor