Guddiga Doorashada Jubaland oo shaaciyay Saddax kursi oo dhawaan la dooran doono

Guddiga Doorashada heer Dowlad goboleed Jubaland ayaa shaaciyay Saddax kursi Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ah, kuwaasi oo dhawaan la guda gali doono doorashadooda.

Guddiga doorashada ayaa sheegay in ay dhawaan qaban doonan Seddex kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka, kuwaasi oo kala ah: HOP126 , HOP118  iyo HOP127.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor