Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyay kuraas dhawan la dooran doono

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada rayidka ee Soo xulayaa qaar ka mid ah Kuraasta Golaha shacabka ku matali doona Somaliland.

Guddiga ayaa shaaciyay shan kursi oo dhawaan la dooran doono, waxaana kuraasta la shaaciyay ay kala yihiin, Hop214, Hop244,Hop037,HoP 257 iyo Hop260.

Hoos ka akhriso Warqadda shaacinta

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor