Guddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay in berri la dooranayo labo kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay doorashada labo kursi oo berri ka dhaceyso Magaalada Dhuusamareeb, labada kursi ayaa kala ah Hop043 iyo Hop067.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor