Golaha Shacabka berri yeelanaya kulan Xasaaasi ah

Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa maalinta Berri ah yeelanaya mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa, kaasi oo ay kaga hadli doonaan Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022.

Qoraal loo diray Xildhibaanada ayaa u qornaa sidan.

“Berri oo Talaada ah 28 June waxaa jira kulanka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ajendaha kulanka waa Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022”.