G/doorashada Galmudug oo kordhiyay mudada is diiwaan galinta Musharixiinta Aqalka hoose

Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in hal maalin oo dheeri ah ay ku dareen mudadii loo qabtay diiwaangalinta Musharaxiinta oo ku ekeyd maanta.

Guddiga ayaa sheegay in 23/11/2021 lasoo gaba gabeynayo diiwaangalinta shanta kursiga oo ay horey u shaaciyeena ay iska diiwaangaliyeen ilaa 14 musharax.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor