Duqa Muqdisho oo kulan la yeeshay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda xilgaarsiinta ah

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta oo Axad ah Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Wasiiro ka tirsan Xukuumdda xilgaarsiinta.

Guddoomiyaha ayaa la kulmay Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Warfafinta iyo Wasiir ku xigeenka diinta iyo Awqaafta.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaalada lagu dardargalinayo ka hortagga faafitaanka Xanuunka Covid19.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor