Duqa Caasimada iyo Safiirka Uganda oo ka wada hadlay xiirirka ganacsi ee Muqdisho iyo Kampala

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kusoo dhaweyay Safiirka Uganda ee Somalia Ambasadoor Mugisha

Labada dhinaca ayaa ka wada hadlay xiirirka Soo jirenka ah ee ka dhexeeya labada dal.
Duqa Muqdisho ayaa uga Mahadceliyey Amb mugisha sida Ciidamada Uganda ay ugu hureyn nabad ku Soo dabaalinta guud ahaan Somaliya gaar ahan Caasimadda oo inta badan ay kula degaalameen dagaalamayaasha Al-shabaab.

Duqa Caasimada iyo safiirka uganda ayaa isku raacay in labilaabo xiirirka ganacsiga Tooska ah Magaaloyinka Muqdisho iyo Kampala.
2.booqashyin ay is dhaafsadan labada Mayor ee Muqdisho iyo Kampala city.
3.in la hormariyo faaida ganacsiga labada Magaalo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor