Dowladda Soomaaliya oo soo saartay amaro culus oo ku aaddan Xakameynta Covid-19

Habraaca Xakameynta Covid-19 ee Dowladda Federaalka Somaaliya ay soo saartay ayaa  mujtamaca Soomaaliyeed, dadka safraya iyo kuwa u soo safraya Soomaaliya lagu faray, dhaqangelinta nidaamka caalimaga ah ee ka hortaga iyo xakameynta caabuqa COVID-19.

Hoos ka akhriso Habraaca Xakameynta Covid-19 ee Dowladda Federaalka Somaaliya

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor