HomeWararDowladda Soomaaliya oo Sheegtay inay Howgal ku dishay dagaalamayaal ka tirsan AL-Shabaab

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay inay Howgal ku dishay dagaalamayaal ka tirsan AL-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay Maanta soo saartay waxaa ay sheegtay inay dishay Ilaa iyo 61 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kadib weeraro qorsheysan. War-saxaafadedka ayaa lagu sheegay in hawlgal qorshaysan oo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen Beero ku yaala duleedka deegaanka Xawaadlay ee gobolka Shabeellaha Dhexe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay Maanta soo saartay waxaa ay sheegtay inay dishay Ilaa iyo 61 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kadib weeraro qorsheysan.

War-saxaafadedka ayaa lagu sheegay in hawlgal qorshaysan oo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen Beero ku yaala duleedka deegaanka Xawaadlay ee gobolka Shabeellaha Dhexe ay ku dileen Ilaa iyo 61 xubnood.

- Advertisement -

Hawlgalkan ayaa lagu beegsaday qiyaasay 150, kuwaas oo doonayay in ay weeraraan Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Xawaadlay iyo Gaadiid ay qaraxyo ah kuwaasi oo ay ku diyaarinayeen Beero dhexdooda.

Sidoo kale Dowladda ayaa sheegtay in Labo gaari oo ahaa nuuca Homey iyo Noah oo ay ku xireen waxyaabaha qarxa kuwaas oo ay qorshaynayeen in ay soo galiyaan magaalada Muqdisho ayaa lagu burburiyay howlgalka

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Dowladda kasoo baxay

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts