HomeWararDowladda oo ka hadashay Dilkii Muqdisho loogu geystay Wiil iyo Gabar walaalo...

Dowladda oo ka hadashay Dilkii Muqdisho loogu geystay Wiil iyo Gabar walaalo ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Caaladda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ka hadlay dil xalay Ciidamo ka tirsan ay Muqdisho ugu geysteen Wiil iyo Gabar isla dhashay oo isla socday. Qoraal uu soo saaray Wasiir Cabduqaadir Maxamed ayuu marka hore tacsi ugu diray eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen  Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Caaladda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ka hadlay dil xalay Ciidamo ka tirsan ay Muqdisho ugu geysteen Wiil iyo Gabar isla dhashay oo isla socday.

Qoraal uu soo saaray Wasiir Cabduqaadir Maxamed ayuu marka hore tacsi ugu diray eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen  Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud Xuseen oo la dilay, iyaga oo saaran Mooto Bajaaj, xili ay marayeen Isgoyska Dabka

- Advertisement -

Wuxuu sheegay Wasiirka Cadaaladda inuu la xiriirey hayadaha amniga ee baarista iyo ka daba tagista fal dembiyeedyada ku shaqada leh ee ay ugu horeeyaan Ciidanka Booliska, sidoo kale xusay inuu la hadley qaar ka mid ah eheladii dhibtu gaartey.

Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa tilmaamay in Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka ay u ii xaqiijiyeen in ay baaris socoto lana daba joogo falkaan cidii u geysatey Sakariye iyo Sowdo.

“Waxaan Shacabka Soomaaliyeed u balan qaadeynaa iyadoo loo maraayo hanaanka Cadaalad u raadinta dhibanaha in aan hor keeni doono Cadaalada cid alaale cidii falkaan foosha xun geysatatey Inshalah” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Caaladda Xukuunadda Federaalka ee xilgaarsiinta.

- Advertisement -

ACiidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda oo saarnaa gaari Cabdi Bile ayaa rasaas ku furay AUN Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud Xuseen, iyagoona u dhintay rasaasta lagu furay, xili ay marayeen Isgoyska Dabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts