Doorashada Kuraastii ugu horreysay ee Beelaha Banaadiriga oo la shaaciyay

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada shan kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka,kuwaasi oo dhawaan la guda gali doono doorashadooda.

Guddiga ayaa soo bandhigay Kuraasta Tirsigoodu yahay Hope105, Hope 265, Hope 266, Hope 034 iyo Hope084, waxaana dhawaan lagu doran doona Magaalada Muqdisho, iyagoo noqonaya kuraastii ugu horreysay ee Banaadiriga.

Hoos ka akhriso Liiska Kuraasta.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor