Dhageyso:Warka Subax Ee Radio Dalsan

Dhageystayasha Radio Dalsan iyo Akhristayaasha Radiodalsan.com waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka Subaxnimo.

Warka Saakay waxa soo jeedinaysa Wariyaheena Farxiyo maxamed xuseen

waxaana farsameynaya maxamed cabdulaahi cali boy