Dhageyso:-Taliyaha Ciidanka Cirka oo shaaciyay Shirkaddo Ajaanib ah oo degan Xarumihii..

Taliyaha Ciidamada Cirka Soomaaliya Generaal Maxamuud Sheekh Cali (Dable-Beyloot) ayaa sheegay in weli gacanta Ciidanka circa ka maqan yihin Xarumihii iyo dhulkii ay deganaan jireen,isla markaana Shirkado gaar ah ay heystaan.

Waxa uu sheegay in Xarumihii Ciidanka ay degan yihiin Shirkado ay leeyihiin dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib,isla markaana looga baahan yahay inay soo wareejiyay.

Qaar ka mid ah Magacyada Shirkadaha iyo Xarumaha ay degan yihiin ayuu soo bandhigay Taliyaha Ciidamada Cirka Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada Cirka Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor