Dhageyso:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo farriin u diray DFS iyo Dowlad Goboleedyada

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa sheegay in loo baahan yahay in la joojiyo mooshinada iska-daba ordaya ee ka socda qaar ka mid ah Maamul goboleedyada.

Waxa uu sheegay inaan loo baahneyn in la kala fogeeyo Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada,sidoo kalena laga warsugo xalinta ay wadaan golaha Aqalka Sare.
Guddiga joogtada ee Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta kulan ku yeeshay magalada Muqdisho ayaa waxa ay ku dhawaaqeen inay wafdi u dirayaan deegaanada Dowlad goboleedayda si xal looga gaaro khilaafka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Aqalka Sare.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor