DHAGEYSO: Diplomaasi Caalim Oo ka Hadlay Guusha Shirka Soomaaliya ee London

Waxaa magaalada London Khamiistan maanta ah ka furmi doona shir ay  isugu imaan doonaan madax fara badan iyo saaxibada Soomaaliya ee caalamka, kuwaasi oo isla soo qaadi doona xaaladda dalka, sida siyaasada, amniga,dhaqaalaha dib u dhiska ciidanka iyo hormarinta dhaqaalaha. .

Diplomaasi Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ka faalooda arrimaha Soomaaliya, kuna sugan magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland ayaa ku tilmaamay shirka London mid  guuleysan kara maadaama buu yiri dawladda Ingiriiska ay waxbadan ka ogtahay xaalada Soomaaliya shirkana iyada ay wadato.

Doplamaasi Caalim ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in madaxda Soomaalida ay ku heshiin doonaan qodobada ka soo baxa shirka.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media