{Dhagayso}:- Ra”isul wasaare Kheyre oo ka hadlay qorshaha sugida amniga Muqdisho

Xasan Cali Kheyre Ra”isul wasaaraha Somalia oo ka hadlayay amaanka magaalada Muqdisho aya sheegay in ay ku amaananyihii Ciidanka xasilna sida ay u guteen wajibaadkooda shaqo ugana hortageen falalka ami daro.

Waxa uu sheegay in aysan jirin Wararka la isla dhex marayo eek u aadan in cidankaan loogu talagalay amaanka magaalada inta lagu guda jiray Bisha Ramadaan lkn ay yihiin ciidamadii khaaska ahaa ee xaqiijin lahaa amaanka muwaadiniinta.

Halkaa hoose ka dhagayso Codka