Qarax xoogan ayaa caawa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay Tiyaatarka Qaranka hortiisa.
Qarax ayaa ahaa mid xoogan waxaa la sheegayaa in uu ka dhacay afaafka hore ee Tayaatarka Qaranka,waxaana ka dhashay Khasaaro kala duwan.
Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu Qaraxa ka dhacay,kuwaasi oo xiray goobta.
Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha ka dhashay Qaraxaan Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho.
La soco wixii ku soo kordha Insha Allah.