DEG DEG:- Khilaafkii Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo xal laga gaaray

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in kulan xasaasi ah oo ka dhacay lagu xaliyay khilaafkii ka dhaxeeyay madaxweynaha Puntland  iyo ku xigeenkiisa.

Ismada dhaqanka iyo Gudoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa ku guulaystay in soo gabagabeeyaan khilaafkii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karash Munaasabad ka dhacay xarunta madaxtoyada ayaa gacanta laysugu saaray Masuuliyiinta ugu saaraysa Puntland oo galabta balan qaaday in uusan soo laaban doonin khilaaf ku soo noq noqday dhegaha shacabka Puntland.

Heshiiskaan ayaa ka kooban dhowr qodob waxaana khilaafkaan uu soo jiitamayay in mudda ah iyada oo ugu dambeyntii cal laga gaaray.

La soco goordhow faahfaahinta

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media