HomeWararCiidanka Xoogga iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay degaan ay ku sugnaayeen...

Ciidanka Xoogga iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay degaan ay ku sugnaayeen Al-shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidanka daraawiishta Maamulka Jubbaland iyo kuwa ciidanka xoogga dalka oo iskaashanaya ayaa Al shabaab kala wareegay deegaanka Jannaay Cabdalle oo 60 KM dhanka Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Wararka laga helayo deegaanka Jannaay Cabdalle ayaa sheegaya in deegaankaas uusan wax iska horimaad ah ku dhexmarin ciidamada xoogga, kuwa Maamulka Jubbaland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka daraawiishta Maamulka Jubbaland iyo kuwa ciidanka xoogga dalka oo iskaashanaya ayaa Al shabaab kala wareegay deegaanka Jannaay Cabdalle oo 60 KM dhanka Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Wararka laga helayo deegaanka Jannaay Cabdalle ayaa sheegaya in deegaankaas uusan wax iska horimaad ah ku dhexmarin ciidamada xoogga, kuwa Maamulka Jubbaland oo isku dhinac iyo dagaalamayaasha Al-shabaab oo la sheegay inay isaga baxeen degaanka.

- Advertisement -

Taliska Qeybta 43-aad ee xoogga dalka ayaa xaqiijiyay in Shabaab isaga tageen, isla markaana ay ciidamada ay haatan ka wadaan halkaas howlgalo lagu xaqiijinayo amniga, sidoo kalena gudaha deegaanka looga baarayo miinooyin qaraxyo ah.

Maamulka Jubbaland ayaa horey u sheegay inay bilaabayaan howlgalo ka dhan ah Al-shabaab, oo ay ku doonayaan inay kula wareegaan deegaano ka tirsan Gobolada Jubbooyinka oo ay Al-shabaab ku sugan yihiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts