HomeWararCiidamada Dowladda oo Maanta la wareegay Degmada Istiraatiijiga ah ee Runir-good

Ciidamada Dowladda oo Maanta la wareegay Degmada Istiraatiijiga ah ee Runir-good

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Runirgood ayaa sheegaya in Maanta degmadaas gacan ku heynteeda ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan macwiilseyda. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal  Cabdullaahi Cali Caanood  ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in ay ciidamada la wareegeen guud ahaan degmada, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Runirgood ayaa sheegaya in Maanta degmadaas gacan ku heynteeda ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan macwiilseyda.

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal  Cabdullaahi Cali Caanood  ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in ay ciidamada la wareegeen guud ahaan degmada, Istiraatiijiga ah ee Ruun-nirgood.

- Advertisement -

Afhayeen Cabdullaahi Caanood ayaa tilmaamay in haatan ciidamada xoogga gaar ahaan kuwa miino baarista ay degmada ka wadaan howlgalo lagu baarayo miinooyin qaraxyo ah oo ciidamada ay uga shakisan yihiin in lagu aasay qeybo kamid ah degmadaas.

Ma jirto faah faahin intaas dheeraad ah oo uu Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka bixiyey la wareegida degmada Runirgood oo muddo badan ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab.

Degmada Ruunirgod waa degmo ku taal Koonfur Bari ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle, waxa ayna qiyaas ahaan u jirtaa magaalada Muqdisho 264 KM, waana degmo dhacda xadka kala qeybiya Galmudug iyo Hirshabelle dhanka xeebta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts