HomeWararCiidamada Amniga oo la wareegay ammaanka Deegaan ay ku dagaalameen dad Reer...

Ciidamada Amniga oo la wareegay ammaanka Deegaan ay ku dagaalameen dad Reer Guuraa ah

Date:

Related stories

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay ‘Wadnaha’ Dhaqaalaha Badda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha, isagoo ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga badda iyo ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah.

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Ciidamada qalabka sida qaybahooda kala duwan ayaa kala dhex galay dad reer guuraa ah oo dagaal culus ku dhex mareen maalmihii la soo dhaafay deegaano Galbeedka kaga beegan Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud.

Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Galmudug, kuwa Nabadsugida iyo Ciidanka Booliiska oo gaarey deegaanka Kaxandhaalle oo ah halka dagaalka ugu culus ka dhacay ayaa amnigiisa waxa si rasmi ah ugu wareegay ciidanka kumaandooska Soomaaliyeed ee GorGor.

Ciidamada ayaa hadda ku hawlan dejinta qorshihii lagu kala rari lahaa maleeshiyaadka dagaalku dhex maray oo wali ku sugan aagag aan ka fogeyn goobihii dirirtu ku dhex martay.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories